Maamulka gobolka Banaadir oo tababar u furay dhalinyaro la bari doono ka hortaga cudurka karoona feyris.

0
43

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed, ayaa tababar socon doona muddo lix maalmood ah u furay dhalinyaro kala socota degmooyinka gobolka Banaadir kuwaasoo la bari doono sida looga hortago cudurka karoona feyris, si ay bulshada uga wacyigeliyaan ka hortaga cudurkan.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here