Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in heshiis hordhac ah laga gaaray colaadii ka dhacday deegaanka Abaaley.

0
49

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in heshiis hordhac ah oo ku saabsan xabad joojin la dhax dhigay beelihii dhawaan dirirtu ku dhaxmartay deeganka Abaaley islamarkana muddo 45 maalmood gudaheed la iskugu imaan doono shir dib u heshiisiin ah oo dhaxmari doona labada dhinac.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here