Hordhac:Chelsea Vs Norwich City

0
35

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda chelsea ayaa marti galinaysa kooxda dhaadhacday ee Norwich City kulan ka dhici doona garoonka Stamford Bridge Kana tirsan todobaadkii 36-aad ee horyaalka premier League.

Chelsea ayaa isku deyi doonta inay ka soo kabsato guuldaradii 3-0 ee ka soo gaadhay Sheffield United sidoo kale doonaya in ay Norwich ka gaadhaan guushoodii 2-aad si ay u fiicneeyaan rajadooda kaalmaha champions league.

Kooxda Norwich City ayaa ciyaaraya kulankoodii ugu horeysay tan iyo markii ay ka laabteen Premier League ka dib markii la xaqiijiyay ka dib markii guuldarro 4-0 ay ka soo gaartay West Ham United.

Kulanka: Chelsea Vs Norwich City

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 10:15

Garoonka: Stamford Bridge

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here