Hordhac:Arsenal Vs Liverpool

0
29

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Arsenal ayaa marti galinaysa kooxda Liverpool kulanka ugu xiisaha badan horyaalka Premier League todobaadkan kulan ka dhici doona garoonka Emirates Stadium.

Kooxda ku guulaystay horyaalka ee Liverpool ayaa isha ku haysa in ay sii wadato rikoodhkeeda 100%-ka ah ee kulamada ay booqatay London Xilli ciyaareedkan.

Kooxda Arsenal ayaa bartilmaameedsaneysa guushii ugu horreysay ee ay ka gaarto Reds 10-kii kulan ee ugu dambaysay tan ilaa bishii Abril 2015.

Kulanka: Arsenal Vs Liverpool

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 10:15

Garoonka: Emirates Stadium

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here