Hordhac:Man United Vs Chelsea

0
19

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulan xiiso leh ayaa garoonka Wembley Stadium ku dhex mari doona kooxaha Man United iyo Chelsea kulan ka tirsan Semi-finalka tartanka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan.

Labada Kooxood ayaa ku dagaalmaya in ay Final-ka Tartanka kula kulmaan kooxda Arsenal kuwaas oo iska xaadiriyay finalka tartanka kadib guushii Man City.

Dhanka kale labada kooxood oo uu dgaaal adag kala dhexeeyo boosaska champions League ayaa markan u dagaalami doona Final-ka tartanka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan.

Kulanka: Man United Vs Arsenal

Tartanka: FA Cup-ka.

Garoonka: Wembley Stadium

Wakhtiga: 8:00

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here