Cudurka karoona feyris oo sameeyay iibka xoolaha suuqyada Baladweyne kadib markii sannadkan xajka uu sameeyay COVID-19.

0
37

Baladweyne (Radio Beerlula)-Marka ay soo dhawaato munaasabada ciidul adxa suuqayada magaalada Baladweyne waxaa la keeni jiray xoolo badan oo loo iib geyn jiray dalka Sacuudiga si ay uga faa’ideysatan dadka gudanaya waajibaadka xajka balse sannadkan waxaa sameyn ku yeeshay cudurka karoona feyris.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here