Dhalinyaro ku nool gobolka Galgaduud oo bilaabay olole wacyigelin ah oo wax lagu barayo dadka reer miyiga.

0
32

Baladweyne (Radio Beerlula)-Naadiga Bidhaan oo ay ku mideysan yihiin dhalinyaro isxilqaantay islamarkana ka howlgala deegannada Galmudug ayaa olole wacyigelin ah oo wax lagu barayo dadka reer miyiga ka sameeyay deegaanka calaleey ee duuleedka magaalada Dhuusa mareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug.

warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here