Xubno ka mid ah maamulka gobolka Hiiraan oo kormeeray qeybo ka mid ah Baladweyne oo uu ku fatahay kiliga waraaboole.

0
36

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiye ku xigeenka maaliyadda iyo siyaasadda gobolka Hiiraan Abukar Sheekh Cabdulahi Maadey, taliyaha qeybta booliska gobolka Col Isaaq Cali Cabdulle iyo guddoomiyaha degmada Baladweyne Cismaan dhicisow Dhuusow ayaa kormeeray qeybo ka mid ah xaafaddaha magaalada oo uu ku fatahay kiliga waraaboole kadib markii uu buux dhaafay webiga shabeelle.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here