Agab caafimaad oo looga hortagayo cudurka karoona feyris oo lagu wareejiyay saldhiga booliska Kismaayo

0
39

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka dowlad goboleedka Jubaland oo kaa shaneeysa Hay,adda Keer ayaa agab caafimaad ku wareejisay xarunta taliska Booliska iyo xarunta Horumarinta haweenka xaafadda Midnimo ee magaalada Kismaayo

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here