Dhalinyaro isxilqaantay oo dhar ciid u qeybiyay caruur danyar ah oo ku nool Baladweyne.

0
58

Baladweyne(Radio Beerlula)- Deeqdan dharka ah oo loo qeeybiyay inkabadan 35 caruur agoon ah oo ku nool magaalada Baladweyne waxaa bixiyay Ururka danyar kaal oo ah urur ay ku mideeysanyihiin dhalinyaro u istaagay ineey caawiyaan dadka danyarta ah waxaana goobta deeqdan lagu qeeybinayay goob jog ka ahaa gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshaa gobolka Hiiraan iyo hooyooyinka dhalay caruurta ka faa,idsatay deeqdan dharka ah.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here