Guddiga ka hortaga fatahaada Baladweyne oo bilaabay qorshe looga gaashamanayo fatahaad uu geysto webiga shabeelle.

0
46

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, guddoomiyaha guddiga ka hortaga fatahaada Baladweyne Cismaan dhagaxow Haruun iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka ayaa kormeeray kilig Hilikiyo oo ka mid ah oo ka mid ah meelaha inta badan uu ka fataho webiga shabeelle kaasoo lagu bilaabay carro tuur looga gaashamanayo fatahaad uu geysto webiga shabeelle.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here