Magaalada Garoowe oo lagu soo gaba gabeeyay tababar ku saabsan u qareemida dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

0
37

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababarkaan ayaa inta uu socday lagu baranaayey sida loogu qareemayo dadka baahiyaha gaarka ah qabo in aay helaan xuquuqda aay bulshada ku leeyihiin iyo wacyigalin la xiriirta sidii dadka baahiyaha gaarka ah qaba ugu dhex noolaalayaheen dadka intiisa kale iyo sdii ay iskaga ilaalilahayeen xanuunka karoona veyris maadaama aay ka mid yihiin qeybaha bulshada ee nugulka ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here