Dadaallo looga hortagayo fatahaada webiga shabeelle oo ka socda Baladweyne

0
12

Baladweyne(Radio Beerlula)- Bulshada ku dhaqan xaafada howlwadaag ee magaalada Baladweyne oo gacan kahelaya maamulka dagmada Baladweyne iyo kan gobolka Hiiraan ayaa wada dadaalo ay uga hortagayaan fatahaada kiliga waraaboole ka geysatay qeybo ka mid ah xaafaddaha ka agdhow kiliga.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here