Diyaar garowga ciida Carafo oo laga dareemayo suuqyada xoolaha Baladweyne

0
43

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda  diyaargarowga ciida carafo.

Meelaha laga dareemayo diyaar garowga waxaa ka mid ah suuqyada lagu iibiyo xoolaha iyadoo ciidan inta badan dadka muslimiinta ay xoolaha gowracan.

Warbixintan waxaa noo haya Axmed Nuur Daahiye.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here