Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Xariga Ka Jaray Qeybta Karaantiilka COVID-19 Ee Isbitaalka Banaadir

0
15

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabaddan oo xariga looga jaray qeybta Karaantiilka COVID-19 ee Isbitaalka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, shirkadda isgaarsiinta Hormuud oo gacan ka geystay dhismaha qeybtan, waxana si rasmi ah xariga uga jaray ku simaha ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here