Suuqyada dharka iyo macmacaanka Baladweyne oo laga dareemayo diyaargarowga munaasabadda Ciida

0
38

Baladweyne(Radio Beerlula)- Goobaha lagu iibiyo dharka, nuucyada kala duwan ee macmacaanka sida Buskudka ,Doolshada , iyo Xalwada ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemaya diyaargarowga munaasabadda ciidul Adxa oo ay ka harsan tahay hal maalin islamarkana ku beegan maalinta jimcaha.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here