Warbixin ku saabsan maalinta caalamiga ee ka hortaga tahriibinta dadka

0
38

Baladweyne(Radio Beerlula)- 30-ka bisha julay oo maanta ku beegan waxaa sannad kasta  dunida looga dabal dega maalinta caalamiga ee ka hortaga  tahriibinta dadka, hadafka maalintan ayaa ah sidii looga hortagi lahaa ka ganacsiga dadka ama tahriibinta dadka.

Dadka wax tahriibiya ayaa dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed ku qanciyay inay dalka ka tahriiban kuwaasoo qaarkood ku naf waayay halka kuwa kalana wali ay ku xiran yihiin xabsiyadda, kadib markii waalidkood ay awoodi waayeen inay bixiyaan lacagaha loo heysto.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here