Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo fursado shaqo ka abuurtay suuqa online-ka ee lacagaha lagu kala sarifto.

0
58

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa fursado shaqo waxaa aay ka sameeysteen suuqa ugu weyn caalamka ee lagu kala sarifto lacagaha qalaad ee online-ka ah kadib markii ay barteen qaabka looga shaqeeysto.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here