Dowladda Somaaliya oo ku dhawaaqday xiliga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga iyo goobaha waxbarashada dalka

0
39

Baladweyne(Radio Beerlula)- Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira faafitaanka Feyruska Karoona.

Shirka ayaa lagu shaaciyay in Duullimaadyada heerka Caalami ee dalka dib loo billaabayo Agoosto 03, 2020, sidoo kalana waxaa golohu ogolaaday Iskuulaadka iyo Jaamacadaha dalka in dib loo furo Agoosto 15, 2020.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here