Munaasabadda ciidul Adxa oo looga dabal degay Baladweyne

0
38

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyo guud ahaan gobollada dalka ayaa maanta si weyn looga dabal degay munaasabadda ciidul Adxa.

Shacabka magaalada Baladweyne ayaa salaada ciida si gooni gooni ah ugu tukaday masaajidda ku yaalla xaafaddaha.

Warbixintan waxaa noo haya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here