Baladweyne oo loo magacaabay duq magaalo

0
23

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladdaha Hoose ee Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday duqii magaalada Baladweyne Safiyo Xassan Sheekh Cali Jimcaale iyadoo xilkan loo magacaabay Nadar Tabaax Maalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here