Cayayaan fara ba’an ku haya beeraha gobolka Jubbada hoose.

0
40

Baladweyne (Radio Beerlula)-Beeraleyda deegaanka Goobweyn ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegay in xiligan beerahooda uu fara ba’an ku hayo cayayaan kaasoo sameeyay wax soo saarka dalagyada beeraha islamarkana aysan awoodin inay iska bixiyaan lacagaha lagu soo iibinayo sunta lagula dagaalamo cayayaanka.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here