Dowladda hoose ee Baladweyne oo shacabka ka codsaday in laga shaqeeyo nadaafadda si kor loogu qaado bilicda.

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ku xigeenka duqa magaalada Baladweyne Cabdi Xuseen Cismaan Canjeex oo la hadlay radio Beerlula ayaa sheegay in shacabka magaalada looga baahan yahay inay ka shaqeeyaan nadaafadda si looga hortago nadaafad darrada islamarkana kor loogu qaado bilicda.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here