Ganacsatada Baladweyne oo ka badbaaday khasaaro ka soo gaara fatahaadii dhawaan ku dhufatay magalaada

0
35

Baladweyne (Radio Beerlula)- Marka laga soo tago fatahaad uu geysto webiga shabeelle ay ku barakacaan boqolaal kun oo ruux, khasaaraha ugu badan waxaa la kulma ganacsatada magaalada Baladweyne, kuwaasoo qaarkood ku hanti beel maadaam dadaadka ka soo rogmada webiga ay buux dhaafiyaan goobaha ganacsiga.

Warbixintann waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here