Ayax waxyeelo u geystay beeraha deegaanno ka tirsan gobolka Bari.

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka dharooran iyo isku shuban oo ka tirsan gobolka Bari ayaa waxaa ka jira xaalad nolol xumo oo soo wajahday beeraleyda deegaanadaasi oo dhibaato u geystay ayax ku habsaday beerahoodii isla markaana  ka xaalufiyey dalagyadii kala duwanaa ee ka soobaxayey.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here