Warbixin ku saabsan maalinta dalxiiska Adduunka

0
73

Baladweyne (Radio Beerlula)-Laga soo bilaabo sannadkii 1980-kii waxaa 27-ka bisha September dunida looga dabal dega maalinta caalamiga ee dalxiiska Adduunka iyadoo hadafka laga lee yahay maalinta ay tahay kobcinta wacyigelinta bulshada caalamka ee ahmiyadda dalxiiska iyo qiimaha bulshada, dhaqanka, siyaasadda iyo dhaqaalaha.

Warbixintan waxaa inoo haya  Aadan Cabdi Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here