Wasaarada waxbarashada XFS iyo maamulka gobolka Banaadir oo Deegaanka Gubadleey ka dhagax dhigay Dugsi sare

0
46

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ku simaha Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Gudoomiyha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxmed ayaa si wada Jir ah Deegaanka Gubadleey ugu dhagax dhigay Dugsiga sare oo ay wax ku baran doonan caruurta kunool Gubadleey.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here