Ganacsatada Baladweyne oo fursado ganacsi ka helay roobabka deyrta ee curtay gobolka Hiiraan.

0
45

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xili lagu guda jiro xili roobaadka deyrta islamarkana uu ka curtay magaalada Baladweyne iyo qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa waxaa fursado ganacsi ka helay ganacsatada iibisa kabaha la gashto xili roobaadka iyadoo markii hore aysan jirin cid ka iibsata.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here