Todobaadka hiddaha iyo dhaqanka oo lagu soo gunaanaday Baladweyne.

0
59

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xubno ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan, kan degmada Baladweyne, maamulka jamaacadda Jobkey, bahda waxbarashada, dhalinyaro iyo qaar ka mid ah ardeyda jaamacadda ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo gaba gabeeynayay todobaadka hiddaha iyo dhaqanka jamaacadda jobkey faraceeda magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here