Kulan looga hadlay ilaalinta deegaanka oo lagu qabtay magaalada dhuusamareeb.

0
44

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay ilaalinta deegaanka iyo sidii looga hortagi lahaa jarista dhirta.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan wasaaradda deegaanka isbadalka cimilada iyo horumarinta reer miyiga, khuburo ku xeel dheer arrimaha deegaanka iyo qaar ka mid ah hay’addaha ka shaqeeyaa ilaalinta deegaanka.

Warbixintan waxa inoo haya  Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here