Baladweyne (Radio Beerlula)-Ismo Coloow Gudoon waa hooyo da,ah oo mudo 16 sano ah ka xanuunsan lugaha iyo madaxa taasi oo keentay ineey gabto socodka kadib markii ay waaysay lacago ay isku daweeyso maadama caruurteeda aysan awoodin inay ka bixiyaan lacagta ku baxeysa caafimaadkeeda.
Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.