Baladweyne (Radio Beerlula)-Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Wolves iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.
Kooxda Wolves ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Blues si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan Ingiriiska.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan labada koox
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Wolves XI:
Chelsea XI: