Son Heung-min oo markiisii shanaad ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee KFA

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)-Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta Tottenham ee Son Heung-min ayaa ku guuleystay abaal-marinta KFA xiddiga sanadka 2020 ee KFA Player of the Year for 2020.

Kabtanka kubbada cagta qaranka wiilasha ee South Korea, Son Heung-min ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka sanadka 2020 ee ugu fiican waddankiisa markiisii shanaad.

Xiriirka Kubadda Cagta Kuuriya (KFA) ee The Korea Football Association ayaa maanta ku dhawaaqay in Son oo ah laacibka weerarka ee kooxda Tottenham Hotspur loo doortay inuu noqdo ciyaaryahanka Sanadka 2020 ee South Korea.

OFFICIAL: Tottenham striker Son wins KFA Player of the Year for 2020| All  Football

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here