Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Barcelona ee caawa wajahaya naadiga hoggaanka u haysta horyaalka La Liga ee Real Sociedad.
Messi & Griezmann ayaa hoggaaminaya safka Barcelona ee wajahaya Real Sociedad, iyadoo sidoo kale uu ku jiro Umtiti.
Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska kooxda Barcelona ee kulanka Sociedad oo dhammaystiran:-
Ter Stegen, Neto, Lenglet, Umtiti, Araújo, Alba, Pjanic, De Jong, Matheus, Busquets, Dest, Alena, Pedri, Riqui Puig, Griezmann, Coutinho, Messi, Trincao, Braithwaite, Pena, Konrad and Mingueza.