Liiska xiddigaha Juventus ee caawa wajahaya Atalanta oo lagu dhawaaqay

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Juventus ee caawa wajahaya naadiga Atalanta kulan qeyb ka ah horyaalka Serie A.

Cristiano Ronaldo ayaa hoggaaminaya shaxda Juventus ee xiddigaha caawa wajahaya Atalanta, halka Chiellini uu isna ku jiro.

Giorgio Chiellini ayaa ka soo kabsaday dhaawac uu la maqnaa waxaana uu qeyb ka yahay xiddigaha caawa uu wato tababare Andrea Pirlo.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska kooxda Juventus ee kulanka Atalanta oo dhammaystiran:-
Goolhayeyaasha: Szczesny, Buffon, Pinsoglio.

Daafacyada: Chiellini, De Ligt, Alex Sandro, Danilo, Cuadrado, Bonucci, Dragusin, Frabotta.

Khadka dhexe: Arthur, Ramsey, McKennie, Chiesa, Rabiot, Bentancur, Bernardeschi, Portanova, Kulusevski.

Weerarka: Ronaldo, Morata, Dybala, Da Graca.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here