Hordhac: Crystal Palace Vs Liverpool

0
311

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Liverpool ayaa marti u noqon doonta kooxda Crystal Palace kulan ka dhici doona garoonka Selhurst Park kana tirsan todobaadkii 14-aad ee horyaalka premier League.

Kooxda Liverpool ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya in ay ka baxaan guul la’aanta kulamada martida ah ee horyaalka premier League.

Liverpool ayaan wax guul ah gaadhin 5-tii kulan ee ugu dambeeyay ee ay ku ciyaareen meel ka baxsan garoonkeeda iyaga oo laga badiyay hal kulan 4 kalena bar-baro galay.

Dhanka kale kooxda Crystal Palace ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo bar-baro la galay Tottenham iyo West Ham kulamadii horyaalka premier Leageu.

Kulanka: Crystal Palace Vs Liverpool

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 3:30

Garoonka: Selhurst Park

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here