Baladweyne(Radio Beerlula)- Garoonka Injineer Yarisow ee magaalada Muqdisho ayaa galabta lagu wadaa inay fooda isku daran xulalka kubadda cagta Hirshabelle iyo Galmudug.
Ciyaartan ayaa ah mid xiiso badan iyadoo labada kooxood ay diyaar garow ugu jiran kulanka galabta.
Qaabka iyo natiijada hanaankii loo ciyaaray maalmahan.
Furitaanka.
Axadii
Galmudug 2-2 Banaadir. .
Isniintii.
Jubbaland 0-1 koonfur galbeed.
Talaadii.
Hirshabeelle 0-1 Banaadir.
Arbacdii.
Jubbaland 0-0 Puntland.