Hordhac: Newcastle Vs Liverpool

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Liverpool ayaa marti u noqon doonta kooxda Newcastle United kulan ka tirsan todobaadkii 16-aad ee horyaalka premier League kana dhici doona garoonka St. James’ Park.

Kooxda Liverpool ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay ku soo laabtaan wadada guulaha kadib bar-barihii ay gashay Axadii.

Dhanka kale Newcastle ayaa doonaysa guul kadib guuldaradii ay kala kulantay kooxda Man City Sabtidii.

Kulanka: Newcastle Vs Liverpool

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 11:00

Garoonka: St. James’ Park,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here