Horudhaca ;Real Madrid Vs Celta Vigo

0
28

Baladweyne (Radio Beerlula)-Real Madrid ayaa marti gilineysa Celta Vigo iyaga oo isha ku haya in wadada guusha La Ligaha dib ugu soo laabtaan

Real Madrid waa bilaa guul darro 12-kii kulan ee ugu dambeeyay ee La Ligaha ee ay Celta Figo la ciyaareen , 10 jeer waa badiyeen halka 2 ay galeen bar bar dhac waxaana guul darro Celta Vigo kala kulmaan ugu dambeeyusay May 2014-ka waqtigaas laba gool ayaa looga badiyay

Kulankii ugu dambeeyay ee February 2020 waxa uu ku dhamaaday bar bar dhac min laba gool ah waxaana la joogay garoonka Real

Celta Vigo kaliya hal kulan ayay guul dareysteen 14-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ciyaareen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here