Hiiraan iyo Green Hope oo galabta ciyaaraya Tartanka kubadda cagta jaamacadaha Baladweyne

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xulalka kubadda cagta Hiiraan iyo Green Hope ayaa galabta ciyaari doona kulankooda 1 aad ee Tartanka kubadda cagta jaamacadaha Baladweyne.

Boqolaal shacab ah oo u badan dhalinyaro  ayaa maalmaha uu socdo tartanka u daawasho taga garoonka tartankan oo loogu talo galay is dhaxgalka bulshada iyo bahda waxbarashada.

kulankii koowaad oo arabacadii la soo dhaafay lagu daah furay tartanka jaamacaddaha Baladweyne ayaa waxaa fooda is daray kooxaha jaamacaddaha Plasma iyo Jobkey iyadoo ciyaarta ay ku soo dhamaatay bareejo 0-0 ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here