Jaamacadda Hiiraan oo guul daro afka u dartay jaamacadda Green hope

0
26

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xulalka kubadda cagta Hiiraan iyo Green Hope ayaa galabta fooda isku daray  garoonka kubadda cagta Laqanayo ee magaalada Baladweyne.

kooxda jaamacadda Hiiraan ayaa 1-0 uga badisay kooxda jaamacadda Green hope, iyadoo labada dhinac ay soo bandhigeen ciyaar xiiso badan.

Ciyaartan ayaa waxaa daawanayay dad u badan dhalinyaro oo kala tageerayay labada kooxood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here