Hay,ad kafaalo qaaday toban arday oo araga naafo ka ah oo ku nool Muqdisho

0
39

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay,ada Hormuud Salaam Foundation oo kashaqeysa caawinta Dadka danyarta ah ayaa ayaa kafaalo qaaday waxbarashada jaamacadeed ee toban Arday oo Araga naafo ka ah ’ kuwaa oo dhameysatay dugsiga sare.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawa Luul Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here