Adult iyo Al Aqsa oo galabta ku ciyaaraya Garoonka Laqanyo ee Baladweyne

0
38

Baladweyne (Radio Beerlula)-Garoonka Laqanyo ayaa galabta lagu ciyaari doona kulan ka tirsan Samafiinaalka Tartanka dugsiyada sare ee Baladweyne kaasi oo dhex mari doona Xulalka Adult iyo Al Aqsa .

Tartankan ayaa waxaa galab kasta u daawasha taga boqolaal dhallinyaro ah kuwaasi oo isku madaaliya isla markaana kala taageera labada kooxood .

kulankan ayaa la baasan doono 3;30 waxaana kooxdii atkaata ay iska xaadirin doontaa Fiinaalka Tartankan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here