Baladweyne (Radio Beerlula)-Dalagyada ugu badan ee uu saameeyay ayaxa ku habsaday qaar kamid ah beeraha gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka mid ah Yaanyada, Babaayga ,Liinta Bar-banooniga,iyo cowskii ay daaqi lahaayeen xoolaha nool sida geela lo,da iyo waliba ariga .
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi.