In ka badan 185 ardey oo ka qalin jabisay jamaacadda Hiraan oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
29

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasabadan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkana ay ku qalin jabinayeen 185 ardey oo dhameystay todobo kuliyaadood oo ka mid ah kuliyaddaha ay bixiso jaamacadda Hiiraan ayaa lagu qabtay xarunta maamulka gobolka ee magaalada Baladweyne.

Madaxda maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan, bahda waxbarashada, waalidiin iyo marti Sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabadan.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here