Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si rasmi ah uga daah-furay Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland Ololaha dhaqaale loogu ururinayo dhameystirka Waddada Ceeldaahir-Ceergaabo.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.