Baladweyne (Radio Beerlula)-Xulka kubadda cagta iskuulka Al-aqsa ayaa galabta 2-1 uga adkaaday ciyaartooyda Baladweyn iskuul kulan ka tirsan tartanka dugsiyada sare ee Baladweyne .
Natiijada kulankan ayaa ka dhigan in iskuulka Baladweyn laga reebay tartankan isla markaana finalka ay wada ciyaari doonaan xulalka Baladweyn Al-aqsa .
Xulka Baladweyne ayaa kasoo adkaaday iskuulka Xaawo taako .