Baladweyne(Radio Beerlula)-In ka badan 11 ardey oo dhameysay qur’aanka kariimka islamarkana ka baxay madarasada Nuurul Al iimaan ayaa munaasabada loogu qabtay magaalada Baladweyne, waxana ka qeyb galay culumaaudiin, maamulka madarasada, waalidiin iyo marti Sharaf kale.
Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye.