Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 37 ardey oo dhameystay dugsiga sare ee machadka Minhaj, waxana munaasabadan ka qeyb galay bahda waxbarashada, culumaaudiin, waalidiin iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.