Baladweyne(Radio Beerlula)-Maamulka iskuulka Nuurul Hidaaya ee magaalada Baladweyne ayaa munaasabad dhirigelin ah oo ku saabsan in ardeyda ay ku dadaalan waxbarashada u qabtay 226 ardey oo dhigta iskuulka.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney.